Site icon Qaamuus

jawaabta

duggaali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Ka d.: wax duggaal ka dhigid. ld duggaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duggaali

duggaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay, -latay)
ld duggaali.

duggaalid [m.dh]
ld duggaalin.

duggaalin [m.f.dh]
eeg duggaali. ld duggaalid, duggaalis.

duggaalis [m.l]
ld duggaalin.

hoosdadab [m.l]
H. ah: caws, raro iwm geed ama aqal hoos looga duggaaliyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version