Site icon Qaamuus

jawaabta

dugso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Meel dhaxan ka gelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dugso

dugsasho [m.f.dh]
eeg dugso. ld dugsad.

dugsoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dugaal leh ahaansho.

dugsoonaan [m.f.dh]
eeg dugsoon. ld dugsoonaansho.

dugsoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dugsoonaan.

kubeerto [m.dh] (-ooyin, m.l)
Go'weyn oo dhogor jilicsan laga sameeyo oo dugsoon oo sariiraha la saaro, xilliga dhaxantana la huwado; buste.

dug [m.l] (-gag, m.l)
1. Meel aan dhaxan lahayn; duggaal; dugsi. 2. Dhinaca dabeyshu u socoto.

dug [m.dh]
Delebka oo inta la rido aan wax dhibic ah lagu helin (cayaarta delebka).

dug [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. (f.g) Wax jihadey u socdeen ka leexin. 2. (f.mg) Foorarsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version