Site icon Qaamuus

jawaabta

dukaanle
(m.l) (-layaal, m.l/dh)

1. Qof dukaan iibiya. 2. Qof dukaan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dukaanle

dukaan [m.l] (-nno/-ammo, m.dh)
Qol khaanado alaabta la saaro leh oo cuntada, dharka iwm lagu gado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version