Site icon Qaamuus

jawaabta

dulman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax dulmi lagu sameeyey ahaansho. ld dulmisan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulman

dulmanaan [m.f.dh]
eeg dulman. ld dulmanaansho, dulmisanaan, dulmi- sanaansho.

dulmanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dulmanaan.

dulmisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld dulman.

dulmisanaan [m.dh]
ld dulmanaan.

dulmisanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dulmanaan.

holgan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof dulman ahaansho. 2. Qof diifi ka muuqato ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version