dulmar
(m.l)Hadal si kooban loo sheego.
dulmar
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-ray, -rtay)1. (f.g) Wax dardarid. 2. (f.mg) Hadal si kooban u sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulmar ↴
daro [m.dh]
1. Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo. 2. Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
dulmarid [m.f.dh]
eeg dulmar².
dulxawaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax dulmarid; wax korduulid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg