dulqaadasho
(m.f.dh)eeg dulqaado. ld dulqaadad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulqaadasho ↴
sabar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bray, -bartay; -bri)
1. Wax u dulqaadasho. 2. Ka s.: wax ka quusasho. ld sabbur², samar², samir².
adkayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1.(f.g) Gunti, xarig iwm oo dabacsan dhuuqsasho. 2. ku a.: hadal, fikrad, mowqif iwm iska beddelid la'aan. 3. (f.mg) U a.: dhibaato dulqaad u yeelasho; hawl, dhib, xanuun adkaysi u lahaansho; dulqaadasho.
dulqaadad [m.l]
ld dulqaadasho.
tayrotogsikoosis [m.l]
(daaw.) Xaaladda cudureed oo ay keento hormooniska qanjirka taayroodka oo si dheeraad ah oo aan caadi ahayn ugu jira dhiigga, taasu waxay keentaa wadne garaac dhakhso badan, dhidid, gariir, kacsanan maskaxda, cunno badni, culeyska oo is dhima, u dulqaadasho la'aan kulka.