Site icon Qaamuus

jawaabta

dulsaar
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay. 2. Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey. 3. D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn. 4. D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool. 5. ld dulsaarid.

dulsaar
(m.dh)

Ood weyn oo godaha laga keymamiyo.

dulsaar
(Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1) (-ray, -rtay)

1. (f.lg) Ood weyn oo oodafada ka kormarid. 2. (f.g) Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulsaar

waddaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Badeeco wax si nadaamsan isu dulsaaran ahaansho. 2. Meel wax waddo laga dhigay ahaansho.

dheef [m.dh]
1. Fiitamiinka cuntada, caanaha iwm ku jiro. 2. Dulsaarka faa'iido ahaan looga helo lacag bangi la dhigtay.

dulsaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rmay, -rantay; -rmi)
Lacag la amaahday faa'iido ku korortay noqosho.

dulsaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Ood weyn oo godaha laga keymamiyo ahaansho.

dulsaarid [m.f.dh]
eeg dulsaar³. ld dulsaar¹ (5).

dulsaarmid [m.f.dh]
eeg dulsaaran¹.

dulsaarnaan [m.f.dh]
eeg dulsaaran². ld dulsarnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version