Site icon Qaamuus

jawaabta

dulsaarid
(m.f.dh)

eeg dulsaar³. ld dulsaar¹ (5).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dulsaarid

dulsaar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Faa'iido laga helo lacag bangi la dhigtay. 2. Lacag dheeraad ah oo laga qaato lacag cid la amahiyey. 3. D. ah: qof ka shaqeeya hay'adda uu ka tirsanyahay mid aan ahayn. 4. D. ah: cid ciddii mas'uuliyaddu ka saarrayd aan ahayn la nool. 5. ld dulsaarid.

dulsaar [m.dh]
Ood weyn oo godaha laga keymamiyo.

dulsaar [Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.lg) Ood weyn oo oodafada ka kormarid. 2. (f.g) Lacag la amaahday faa'iido dheeraad ah ku kordhin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version