dumaal
(m.dh)1. Naag laga dhintay oo nin qaraabo la ahaa ninkeedi hore guursado. 2. Roob yar; shuux.
dumaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)Naag nin qaraabo ahi ka dhintay guursasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dumaal ↴
dumaalid [m.f.dh]
eeg dumaal². ld dumaalis.
dumaalis [m.dh]
ld dumaalid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg