dumin
(m.f.dh)eeg dumi. ld dumis¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dumin ↴
boholaddumin [m.f.dh]
eeg boholaddumi. ld boholaddumis.
dumis [m.l]
ld dumin.
gondol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Wax dumin ama baabi'in.
jebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax is haystay xoog u kala qaybin. 2. Wax taagnaa dumin. 3. Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
xuddumin [m.f.dh]
eeg xuddumi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg