dummad
(m.dh) (-do, m.l)1. Yaanyuur; bisad. 2. Dakhalka doonyaha meesha ugu sarreysa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dummad ↴
yaanyuur [m.dh] (-ro, m.l)
basho; bisad; dinnad; dummad; mukulaal; mukulaal, dummad
basho [m.dh] (-ooyin, m.l)
mukulaal; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;
bisad [m.dh] (-do, m.l)
Nafley yar oo dhogor jilicsan oo hebed ah oo dadka la dhaqanta: waxay ku nooshahay jiir, shimbiro, hilib kale, caano. mukulaal; basho; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;
durmad [m.dh] (-do, m.l)
ld dummad.
mukulaal [m.dh] (-lo, m.l)
basho; bisad; dinnad; dummad; yaanyuur;
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg