durduri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.
durduri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Si culus u ordid (geel); baabbacayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durduri ↴
qaatime [m.l]
Orod gaar ah oo ay farduhu sameeyaan marka ay durdurinayaan.
durdurid [m.f.dh]
eeg durdur².
durdurin [m.f.dh]
eeg durduri. ld durduris.
durduris [m.l]
ld durdurin.
tumo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-untay, -umatay)
1. (f.g) Bir qalab ka samaysasho. 2. (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho. 3. (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg