Site icon Qaamuus

jawaabta

durdurin
(m.f.dh)

eeg durduri. ld durduris.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durdurin

qaatime [m.l]
Orod gaar ah oo ay farduhu sameeyaan marka ay durdurinayaan.

durduris [m.l]
ld durdurin.

tumo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-untay, -umatay)
1. (f.g) Bir qalab ka samaysasho. 2. (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho. 3. (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.

durdur [m.l] (-rro, m.dh)
1. Tog yar oo leh biyo joogto ahaan u qulqula oo aan go'in. 2. D. ah: Biyo si joogto ah u qulqulaya oo aan go'ayn.

durdur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Biyo si joogto ah oo aan kala go'lahayn u socosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version