Site icon Qaamuus

jawaabta

durduur
(m.dh)

1. Rakaad. 2. Ladaab. 3. Biyo la siiyo neef hore u cabbay.

durduur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Xoolo hore u cabbay biyo ay ku noq-noqdaan siin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh durduur

durduurasho [m.f.dh]
eeg durduuro.

durduurid [m.f.dh]
eeg durduur².

durduuro [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-rtay, -ratay)
Xoolo biyo ku noq-noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version