duubduub
(m.l)ld duudduubid.
duubduub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld duudduub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duubduub ↴
duubduuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld duudduuban¹.
duubduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld duudduuban.
duubduubid [m.dh]
ld dudduubid.
duubduubmid [m.dh]
ld duudduubmid.
duubduubnaan [m.dh]
ld duudduubnaan.
duubduubnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld duudduubnaan.
duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
duudduuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
Wax duudduub yeeshay noqosho. ld duubduuban¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg