duudduub
(m.l)ld duudduubid.
duudduub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudduub ↴
laablaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab². laallaab
laablaaban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay)
Wax isku duudduubmay noqosho. ld laallaaban¹.
laablaaban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax isku duudduuban ahaansho. ld laallaaban².
canyayuub [m.l]
Si qaab daran oo wax loo duudduubo.
canyayuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Si qaab daran wax u duudduubid.
duubduub [m.l]
ld duudduubid.
duubduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
ld duudduub².
duubduuban [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bmay, -bantay; -bmi)
ld duudduuban¹.
duubduuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld duudduuban.
duubduubmid [m.dh]
ld duudduubmid.