duudduubid
(m.f.dh)eeg duudduub². ld duubduub¹, duubduubid, duudduub¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudduubid ↴
laablaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax fidsanaa duudduubid. 2. Arrin aan fuliddeeda la rabin ka warwareegid. ld laallaab². laallaab
canyayuub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Si qaab daran wax u duudduubid.
duubduub [m.l]
ld duudduubid.
duudduub [m.l]
ld duudduubid.
duudduub [m.l]
ld duudduubid.
duudduub [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Dhawr jeer isku duubid; isku laablaabid; canyayuubid; haryuubid. 2. Guudmarid. ld duubduub².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg