duudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Weel biyo yar oo salkiisa ku haray ka shubid. 2. Lafo heen ka bixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duudi ↴
duudin [m.f.dh]
eeg duudi. ld duudis.
duudis [m.l]
ld duudin.
guduudi [m.l]
Nooc ka mid ah masaggada, yaryar oo cas cas. ld guduudshe.
guduudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax guduud ka dhigid.
guduudin [m.f.dh]
eeg guduudi².
indhagaduudi [m.l]
ld indhagaduudsasho.
kaduudi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Saanta wejiga laalaab u yeelid. ld kuduudi.
kaduudid [m.f.dh]
eeg kaduud². ld kaduud¹ (2), kuduud¹, kuduudid.
kaduudin [m.f.dh]
eeg kaduudi. ld kuduudin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg