duuflaal
(m.l) (-llo, m.dh)1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn.
duuflaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)Sabool noqosho (cid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duuflaal ↴
duuflaalad [m.dh] (-do, m.l)
1. Naag aan wax tashiilan. 2. Naag aan shaqaysato ahayn.
duuflaalid [m.f.dh]
eeg duuflaal².
duuflaalnimo [m.dh]
Duuflaal ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg