duurgelid
(m.dh)Diididda ruux diido in uu ehelkiisa la noolaado. ld duurgal (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duurgelid ↴
duurgal [m.l]
1. Neef aan xoolaha raacin. 2. ld duurgelid. Qof ehelkiisa ka carara. 3. Hanti ajuuro ahaan loo siiyo dadka dhirta wax ku daweeya. 4. ld duurgelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg