duwo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-uday/-uwaday, -uwatay)Wax leexsasho (cid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duwo ↴
duwasho [m.f.dh]
eeg duwo.
isteerin [m.l] (-mmo, m.dh)
Bir wareegsan oo dareewilku gacanta ku qabsado oo hadba baabuurka meesha uu doono ugu duwo.
du [f.a ]
eeg duw.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg