duxid
(m.f.dh)eeg dux³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh duxid ↴
dux [m.dh]
Dufan, dheef, shux.
dux [m.l] (-yo, m.dh)
(baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm.
dux [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Laf iwm dufan dibadda u soo saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg