Site icon Qaamuus

jawaabta

eedays
(m.l)

ld eedayn. eedayn

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eedays

eedayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedee. ld eedays. eedee, eedays

eedaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax dembi loo haysto ahaansho; eed saarid.

eedaysane [m.l] (-nayaal, m.l/dh)
Qof dembi loo haysta laakiin weli aan caddeyn; tuhun dembi.

eedaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedayso. ld eedaysi. eedayso, eedaysi

eedaysi [m.l]
ld eedaysasho eedaysasho

eedaysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedaysan. ld eedaysnaansho. eedaysan, eedaysnaansho

eedaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld eedaysnaan. eedaysnaan

eedayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Eed isu jeedin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version