eryid
(m.f.dh)eeg eri³. ld eri², erin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eryid ↴
caaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ugaar dabin loo dhigay dhankiisa u eryid iyadoo qaylo iyo sawaxan la samaynayo.
buri [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin. 2. (f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed. 3. (f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
ceyntaari [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Nafley aad u eryid. 2. (f.mg) Ku c.: gaadiid wax rarkiisa ka badan saarid.
ceyri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.
eri [m.l]
ld eryid.
erin [m.dh]
ld eryid.
miidaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel durugsan oo ka soo noqodkeedu dhib yahay u eryid. 2. Nabar ama riddo si qiyaas la'aan ah meel ugu gemid.
shabi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax eryid. 2. Lacag iwm ururin. 3. Geed iwm ul ku garaacid si wax ku jira uga baxaan ama miro uga daataan.
xeeryid [m.f.dh]
eeg xeeri².