eyfaad
(m.l)Arrin murugsan daawo u helid. ld eynfaad¹.
eyfaad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Dhibaato culus awgeed la dalaabid. ld eynfaad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh eyfaad ↴
eyfaadid [m.f.dh]
eeg eyfaad². ld eynfaadid.
eyfaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax eynfaad ku dhacay ahaansho (qof). ld eynfaadsan.
eyfaadsanaan [m.dh]
ld eyfaadsanaansho, eynfaadsanaan, eynfaadsanaansho.
eyfaadsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld eyfaadsanaan.
eynfaad [m.l]
ld eyfaad¹.
eynfaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld eyfaad².
eynfaadid [m.dh]
ld eyfaadid.
eynfaadsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld eyfaadsan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg