faa'iid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id. faa'id
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faa'iid ↴
aakib [m.l]
1. Ka aa. ah: faa'iidada laga rajeynayo
fal lagu dhaqaaqi doono. Tus. “Samaynta
Warshadda Saabuunta waxa ka aa. ah in ay
joogsato tii dibadda ka imaneysay oo lacagta adagi ku baxaysay”. 2. Ka aa. ah: mudnaanta uu wax, wax kale ka leeyahay. Tus. “Tiro badan waxaa ka aa. ah tayo”.
faa'id [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld faa'iid. faa'iid
faa'idaddoon [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld faa'iidaddoon. faa'iidaddoon
faa'idee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -deysay)
ld faa'iidee. faa'iidee
faa'ideyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
ld faa'iideyn. faa'iideyn
faa'ideysad [m.l]
ld faa'iidaysasho. faa'iidaysasho
faa'ideysasho [m.dh]
ld faa'iideysasho. faa'iideysasho
faa'ideysi [m.l]
ld faa'iideysasho. faa'iideysasho
faa'ideyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld faa'iideyso. faa'iideyso
faa'idid [m.dh]
ld faa'iidid. faa'iidid