Site icon Qaamuus

jawaabta

fannaan
(m.l) (-niin/-nno, m.dh)

1. Nin masrax ka heesa. 2. Nin fanka ku xeel dheer.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fannaan

fannaanad [m.dh] (-do, m.l)
1. Haweeney masrax ka heesta. 2. Haweeney fanka ku xeel dheer.

hoobalad [m.dh]
Haweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version