Site icon Qaamuus

jawaabta

faq
(m.l)

Hadal hoos la isugu sheegid.

faq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday; fiqi)

Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faq

naabnaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri daran la kulmid. 3. Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab². naannaab

tafaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Wax mudid (qodax).

tafaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg tafaq.

waafaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Arrin jirta arrin kale haleelid. 2. Ku w.: hadal cid kale tiri ku raacid ama taageerid.

waafaqid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waafaq.

waafaqsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
Wax, wax kale raacsan ahaansho.

waafaqsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waafaqsan. ld waafaqsanaansho.

waafaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld waafaqsanaan.

barakac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Colaad, faqrinnimo iwm awgeed meel uga guurid.

carranafaqayn [m.dh]
Bacriminta dhul digo, daawo iwm lagu bacrimiyo si wax loogu beero.

f [m.dh]
(fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version