faqdiiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)1. Wax cararaya meel fog ka sii muuqasho. 2. Qof, qof kale oo hawl haya isagoo dul taagan kuurid. ld fakiiran.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faqdiiran ↴
fakiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld faqdiiran.
faqdiirnaan [m.f.dh]
eeg faqdiiran. ld fakiirnaan, fakiirnaansho, faqdiirnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg