faqri
(m.l)1. Hanti la'aan. 2. F. ah: qof aan hanti lahayn.
faqri
(Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2) (-iyay,-iday/-isay; -iyi)ld faqiir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faqri ↴
naabnaab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
1. Qof, wax shiddo badan oo caqli yar noqosho. 2. Qof faqri daran la kulmid. 3. Ku n.: si foolxun oo ka fuqid lahayn ugu dhegid u qabsasho. ld naannaab². naannaab
barakac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -kici)
Colaad, faqrinnimo iwm awgeed meel uga guurid.
dacluus [m.l]
1. Faqri. 2. ld dacluusid.
deeg [m.l]
1. D. ah: qof wax lahaa oo faqriyey. 2. ld deegid.
faqiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².
faqiirid [m.f.dh]
eeg faqiir². ld faqiiroobid, faqrin, faqriyid.
faqrin [m.dh]
ld faqiirid.
faqrinnimo [m.dh]
Faqri ahaansho.
faq [m.l]
Hadal hoos la isugu sheegid.
faq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday; fiqi)
Hadal hoos isugu sheegid; shawrid.