farabbax
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)F. ah: qof asluub xun, madax adag oo laga quustay. ld farakabbax, farakalabbax (1).
farabbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)Qof wax laga quustay oo aan la saxi karin noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farabbax ↴
duuf [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax.
farabbaxsad [m.l]
ld farabbaxsasho.
farabbaxsasho [m.f.dh]
eeg farabbaxso. ld farabbaxsad, farabbaxsi.
farabbaxsi [m.l]
ld farabbaxsasho.
farabbaxso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Cararid. 2. Ka f.: wax la hayey gacan ka fakasho. 3. U f.: qof inuu la dagaallamo qof kale u fakasho.
farabbixid [m.f.dh]
eeg farabbax².
farakabbax [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
ld farabbax¹.
farakalabbax [m.l]
ld 1. ld. farabbax¹.². ld. farakalabbixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg