farakacayaar
(m.l)Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn oo dheeldheel loo sameeyo.
farakacayaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Isjiidjiid ama legdan aan dhab ahayn dheeldheel u samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farakacayaar ↴
bardooddan [m.l]
1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.
bardooddan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².
farakacayaarid [m.f.dh]
eeg farakacayaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg