Site icon Qaamuus

jawaabta

faraqarrar
(m.l)

1. Fantaxda u dhaxeysa faraha nafleyda. 2. Cudur faraha dhexdooda ku dhaca oo dhaliya dhaawac xanuun badan. 3. ld faraqaris.

faraqarrar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Faraha dhexdooda nabarro ku yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraqarrar

faraqaris [m.l]
Cabbir da'mada roobka lagu cabbiro oo rays-qotonku faraha dhexdooda le'egyahay. ld faraqarrar¹ (3).

faraqarrarid [m.f.dh]
eeg faraqarrar².

faraqarrarsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax faraqarraray ahaansho.

faraqarrarsanaan [m.f.dh]
eeg faraqarrarsan. ld faraqarrarsanaansho.

faraqarrarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld faraqarrar- sanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version