faraxumee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)Qof dumar ah oo aan kugu mehersanayn si qasab ah ugu tegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faraxumee ↴
faraxumeyn [m.f.dh]
eeg faraxumee. ld faraxumo (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg