Site icon Qaamuus

jawaabta

farbarasho
(m.dh)

1. Barashada qoridda iyo akhrinta ee af. 2. Aqoonta qaabbilsan qurxinta habka qoridda.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farbarasho

feegaar [m.l]
1. Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn. 2. Farbarasho qof sameeyo.

feegaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Far aan dan laga lahayn qorid. 2. Farbarasho samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version