fargo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaday, -gatay)1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fargo ↴
fargasho [m.f.dh]
eeg fargo. ld fargad¹, fergad, fergasho, firgad, firgasho.
fergo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
ld fargo.
firgo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
ld fargo.
far [m.dh] (-ro, m.l)
1. Xubnaha dhuudhuban oo ciddiyuhu ku yaallaan oo gacmaha iyo cagaha dadku ku dhammaadaan middood. 2. Hab loo qoro af. 3. Jeex biyo mareen ah. 4. Fandhaal 5. Xuruuf loo adeegsado qorista afka. 6. Hab farshaxan oo wax loo sameeyo.
far [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Meel, jir iwm qalab caarad dhuuban ku qodid. 2. Cid farriin u dhiibid. 3. Cid amar siin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg