fariiso
(Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3) (-stay, -satay)1. (f.g) Salka meel saarid. 2. (f.mg) Dareere garoorid. 3. (f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fariiso ↴
banfariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
ld danfariiso.
danfariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
dhinacfariiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Qofka agtiisa fariisasho.
fadhiiso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
ld fariiso.
fariisasho [m.f.dh]
eeg fariiso. ld fadhiisad, fadhiisasho, fariisad.
golafariiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg