Site icon Qaamuus

jawaabta

farriiq
(m.l)

1. Butaaco, firdhad, finnin. 2. Tarriiq, dillaac.

farriiq
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-qay, -qday)

1. (f.g) Dareere yar meel ka soo dhiijin. 2. (f.mg) Dareere yar meel ka soo dhiiqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farriiq

farriiqid [m.f.dh]
eeg farriiq².

farriiqo [m.dh]
ld farriiq¹ (1).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version