faruuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax meel weyn dillaacsaday noqosho (hoore).
faruuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax faruur dillaacsan leh ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faruuran ↴
bakayle [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Naasley yar, dhirxagatada ka mid ah, leh dhego dhaadheer, dhogor jilicsan oo badan iyo bushin kore oo faruuran, oo habeenkii mirato.
faruurmid [m.f.dh]
eeg faruuran¹.
faruurnaan [m.f.dh]
eeg faruuran². ld faruurnaansho.
faruur [m.l]
Cirir.
faruur [m.dh] (-ro/-ryo, m.l)
1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
faruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dillaacin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg