farxumo
(m.dh)ld farxumi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxumo ↴
farxumi [m.dh]
1. Hab qoraal-gacmeed oo qof wax u qoro oo ay adagtahay si loo akhriyo. 2. Hab aan quruxsanayn oo qof u sameeyo farshaxan. ld farxumo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg