farxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)1. Qof qoraal-gacmeedkiisa si loo akhriyo ay adagtahay ahaansho. 2. Qof farshaxannimadiisu aanay wanaagsanayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh farxun ↴
farxumaan [m.f.dh]
eeg farxun. ld farxumaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg