Site icon Qaamuus

jawaabta

fasasid
(m.f.dh)

eeg fasas².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasasid

fasas [m.l]
1. (daaw.) Caallir dhaawac yeesho. 2. F. ah: neef si wada jir ah loo qasho, qofkii lahaana hadhow si wadajir ah loogu gudo.

fasas [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
(daaw.) Dhaawac caallirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version