fasaxid
(m.f.dh)ld fasixid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasaxid ↴
fasixid [m.f.dh]
eeg fasax². ld fasaxid.
fasax [m.l]
1. Oggolaan. 2. Nasasho hawlaha iyo dugsiyada lagaga nasto.
fasax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday; -sixi)
1. Oggolaansho siin. 2. Hawl ka nasin (cid).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg