fashali
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Fashal ku ridid. ld fashili.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashali ↴
fashal [m.l]
1. Guuldarro. 2. ld fashalid.
fashal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².
fashalaad [m.dh]
ld fashalid.
fashalid [m.f.dh]
eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.
fashil [m.l]
ld fashalid.
fashilaad [m.dh]
ld fashalid.
fashili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld fashali.
fashilid [m.dh]
ld fashalid.
fashilin [m.dh]
ld fashalin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg