fashil
(m.l)ld fashalid.
fashil
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ilay, -ishay)ld fashal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fashil ↴
dhicisow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Dhicis noqosho. 2. Wax fashilmid.
fashal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-alay, -ashay)
1. Guuldarro la kulmid. 2. ld fashali. ld fashil².
fashalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Wax fashal la kulmay noqosho. ld fashilan¹.
fashalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax fashal la kulmay ahaansho. ld fashilan².
fashali [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Fashal ku ridid. ld fashili.
fashalid [m.f.dh]
eeg fashal². ld fashal¹ (2), fashalaad, fashil¹, fashilaad.
fashalmid [m.f.dh]
eeg fashalan¹. ld fashilmid.
fashalnaan [m.f.dh]
eeg fashalan². ld fashalnaansho, fashilnaan, fashilnaan-sho.