fasilan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la fasilay ahaansho. ld fasiran (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fasilan ↴
fasilnaan [m.f.dh]
eeg fasilan. ld fasilnaansho, fasirnaan, fasirnaansho.
fasiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax la fasiray ahaansho. 2. ld fasilan.
fasil [m.l]
Tolidda la tolo shaar, surweel iwm si loo gashado. ld fasir¹ (2).
fasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
Shaar, surweel iwm si loo gashan karo u tolid. ld fasir² (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg