fawna
(m.dh)ld foona.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fawna ↴
foona [m.dh]
(juqr.) Nafleyda xayawaanka ee gobol ama kal jiyoolojiyeed. Foona waxay la xiriirtaa erayga foloora oo isna loo isticmaalo nafleyda dhirta. ld fawna.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg