fayo
(m.dh)Caafimad, jiro la'aan, bedqabid. ld fayad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fayo ↴
caafiyad [m.dh]
Xaalad cudur la'aan ee ay nafley ku sugnaato; fayoobi. ld caafiyo. caafiyo
caloolfayoobaan [m.f.dh]
eeg caloolfayoobi². ld caloolfayoobaansho.
caloolfayoobaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg caloolfayoobow. ld caloolfayoobaan.
caloolfayoobi [m.dh]
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin; uursami.
caloolfayoobow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-bowday, -baatay)
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin noqosho.
caloolfayow [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-oobaa, -oobayd)
Qof aan cadaawad iyo nacayb cid u haynin ahaansho.
fayaabi [m.dh]
ld fayoobaan.
fayad [m.dh]
ld fayo.
fayadhawr [m.l]
(daaw.) Qayb ka mid ah cilmiga dhakhtarnimo oo lagu barto ka hortagga cudurrada. ld fayodhow.