feegaar
(m.l)1. Far la iska qoro iyadoo aan dan laga lahayn. 2. Farbarasho qof sameeyo.
feegaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)1. Far aan dan laga lahayn qorid. 2. Farbarasho samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feegaar ↴
feegaarid [m.f.dh]
eeg feegaar².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg