feeyig
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-gaa, -gayd)1. Wax digtoon ahaansho. 2. Wax dhiillo hayso ahaansho. ld feejig, feejigan, feeyigan, foojig, foojigan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh feeyig ↴
feejig [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gaa, -gayd)
ld feeyig.
feejigaan [m.dh]
ld feeyigaan.
feejigaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld feeyigaansho.
feejigan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld feeyig.
feejignaan [m.dh]
ld feeyignaan.
feejignaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld feeyignaan.
feeyigaan [m.f.dh]
eeg feeyig. ld feejigaan, feejigaansho, feejignaan, feejignaansho.
feeyigaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld feeyigaan.
feeyigan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld feeyig.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg